Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir(SAWIRO)

0
Thursday December 12, 2019 - 12:37:01 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir(SAWIRO)

    Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir

Image may contain: 3 people, people sitting and shoes


Image may contain: 4 people, people sitting, people eating, table and indoor

Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta

gobolka 

Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday

 

Hotellka SYL oo argagixisada soo weerareen.


Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada


 Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar

 Filish)

 oo shirka gudoominayay ayaa tilmaamay in la iskula 


xisaabtami doono sugida amniga islamarkaana loo baahan

 

yahay in la xoojiyo qorshaha nabadgalyda Caasimadda.


Shirka waxaa ka qayb galay saraakiisha u xilsaaran amniga 

caasimadda

Loading...
Loading...