Safiirka Mareykanka Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska dowladda

0
Thursday December 12, 2019 - 12:29:45 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Mareykanka Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska dowladda

    Safiirka Mareykanka Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Mareykanka Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto, wuxuu soo 

dhaweynayaa heshiiskii 



ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna 

Waljameeca 


(ASWJ),Dowladda Mareykanka waxaa ka go’an inay taageerto dadaalladan isla 

markaana ay hubiso

 
hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni. ayaa lagu yiri war ka 

soo baxay  safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya
Loading...
Loading...