Shirkada Laydhka Ee Heco Ee Magaalada Burco Iyo Shacabka Burco Maxa Kala Haysta?

0
Wednesday December 11, 2019 - 11:03:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Laydhka Ee Heco Ee Magaalada Burco Iyo Shacabka Burco Maxa Kala Haysta?

    Habeen wacan oo wngs dhamaan Axstaabta kala duwan ee degelkaygan fbga .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Habeen wacan oo wngs dhamaan Axstaabta kala duwan ee degelkaygan fbga .

 

Halkan waxan Ku soo bandhi doona dhubaatooyinka iyo tacdiyada aan Naxarista lahayd ee shirkada laydhka ee Heco bulshada Ku hayaan , kuwaaso aan anigu markhaati ka ahaa , ama aan xogogaal uu ahay .

 

Shirkada laydhka ee Heco waxa Ku Midoobay afar ilaa shan shirkadood oo laydhka magaalda burco siin jirey.

 

Shirkada Heco waa shirkada qudha ee laydhka magaalda bixisa , mana jirto shirkada kale oo bixisa laydhka .

 

Shirkada laydhka ee Heco waa shirkada Gaar loo leeyahay ,waxana iska leh Guanacos a to reer Somaliland ah .

 

Shirkada .

Shirkada laydhka ee Heco waa shirkada qudha ee ugu qaalisan xaga unit dabka ee dhamaaan gobolada Somaliland ,taaso ay Ku dhufato unitkiiba 0.79 .

 

 

Marka aynu intaa ka timaado Bulshada reeer Burco waxay kala kulmaan Dhibaatooyin fara badan oo aan la soo koobi Karin

 

Inshallah halkan waxan Ku soo gudbin doona dhacdooyinka aan goob joog uu ahaa iyo kuwa aan xogo gaal uu

 

by Qoraa maxamuud khaliif

 

la soco part two

 

by Qoraa maxamuud khaliif Ahmed

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...