Madaxtooyooyinkii Hore Siyaasiyiinta Dhulbahante Uma Ay Gacan-Dhaafi Jirin Gobolka Iyo Maamulkiisa

0
Wednesday December 11, 2019 - 10:50:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyooyinkii Hore Siyaasiyiinta Dhulbahante Uma Ay Gacan-Dhaafi Jirin Gobolka Iyo Maamulkiisa

    Tanina Waxey Udiratey Gudoomiye Laabsaalaxna Soo Dhaweeya Koorena Aan U Iman

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tanina Waxey Udiratey Gudoomiye Laabsaalaxna Soo Dhaweeya Koorena Aan U Iman

Aadbaan ula Fajacey Su,aal ay Shacbiga Reer Laascaanood usoo Qadimeen Abwaanka Muuse Biixi Adeerka u Yahey, ee Laabsaalax oo ay Weydiiyeen Sida uu u Cusuriyadeyn jirey Wakhtiyo badan oo ay iyaga laftoodu la yaabanaaayeen Cunsuriyada uu kaga Duwanaa abwaanku dhamaan Abwaanada kale ee soomaalida haddey yihiin kuwii dhex-roorka ahaa ee Da,diisa ah iyo Kuwii Muqdarka ahaa ee Da,Walba lahaa.


Waxaan aad usoo.dhaweynayaa sida Fiirada dheer ah ee Dadka Reer sool u fahasan yihiin Siyaasad Xumadda Madaxweyne Biixi iyo isaga laf ahaantiisu Cusuriyada uu kula dhaqmayo taas oo ay Mar Walba ka arkaan, Bahdilka iyo Qadaafeynta uu ku Hayo Siyaasiyinta Gobolka Kasoo jeeda, oo inta la ogyahey uu Ka Maarmey Ragoodii haldoorka ahaa ee Aqoon iyo Siyaasad iyo dhinac Walba Miisaankii u Matelayay Somaliland ahaan Kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku badeshay Dhalinyar ay u Garanayaan Yaryarka uu Adeerka u Yahey Sida Gudoomiyaha Gobolka oo lagu Soo Qaatey Hebel ayay SONYO Wada joogi Jireen, amuurtaas oo aaney marnaba Gayin Reer Laascaanood iyo Soolba Waa Dad Milgo leh oo Dhaqan leh, oo Mabaadii,i Leh oo aan u Qalmin islamarkaana, gayin Arimaha Noocaas ah ee Sheeko Ciyaalka ah ee Madaxweyne Biixi ku Quudhsanayo Haldoor.

koodii iyo Soyaasiyiintoodii.

Tusaale ahaan inakoo La Yaaban Sidii uu Dhawaan ula Dhaqmey Maamulka Gobolka Sool oo Wasiir Saleebaan Koore uga Xogogaalsan, Waxa Madaxtooyada Jirra iyo Cida ay Caruurtu akhriyi kari Weydo, una arkaan in uu Yahey nimaan iyaka ka dhageysaneyn ayey Soo dhaafiyaan Sidaynu hore u Sheegnay Wasaaada uu joogo Marka Mashruuc yari Soo gaadho si aan luflufka iyo Musuqa loogu Qabsan, Waana Arin Inaku Cusub oo aan Waligeed hore uga Soo dhicin Somaliland, islamarkaana Aaney Wali arag Dadka Reer Sool, Waxaabey layaaban yihiin Gudoomiyaha Madaxtooyadu keensatey ee Laabsaalaxna Soo dhaweynaya Maca Cusuriyadiisa, Wasiir Saleebaan Koorena, aan Shu,aysaneynin.


Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Hargeysa
Tell:0634466339
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...