Saadaal: Waa Kuma Murashaxa Guddoomiyaha Afraad ee KULMIYE !!!W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

0
Saturday December 07, 2019 - 05:14:20 in Articles by
  • Visits: 2109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saadaal: Waa Kuma Murashaxa Guddoomiyaha Afraad ee KULMIYE !!!W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

    Saadaal: Waa Kuma Murashaxa Guddoomiyaha Afraad ee KULMIYE !!!W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saadaal: Waa Kuma Murashaxa Guddoomiyaha Afraad ee KULMIYE !!!W/Q Siciid Maxamuud Gahayr


Maadaama oo KULMIYE yahay isbahaysi ay la beretemayaan laba xisbi oo ay hagaan siyaasiyiin isku deegaan ahi, qof kasta oo KULMIYE ka tartama waxa u muuqda inuu noqon karo Madaxweynaha Somaliland.



Xalay waxa uu siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi naadiyay in uu yahay murashaxa guddoomiyaha 3aad ee Xisbiga KULMIYE, haddii uu Eebbe xilkaas ku guuleeyo waxa suurtagal ah in uu noqdo Madaxweynaha Lixaad ee Somaliland

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

28kii Abril 219ka ayaan faafiyay qormo kooban oo ciwaankeedu yahay "Xil noocee ah ayuu Samaale ka hayaa KULMIYE?”. Qofba si ayuu uga warceliyay. Waxa aan leeyahay Cabdicasiis Maxamed Samaale waa masuul ku habboon Murashaxa Guddoomiyaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE iyo Madaxweynaha Toddobaad ee Somaliland.


Mooyi in dabaysha siyaasadduna dhan kale isu rogi doonto. Adiga aragtidaada waa kuma qofka xilkaas ku habbooni?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...