Maraykanka Iyo Suudaan Oo 20 Sanadood Ka Dib Safiiro Iswaydaarsanaya
Maraykanka Iyo Suudaan Oo 20 Sanadood Ka Dib Safiiro Iswaydaarsanaya
Maraykanka iyo Sudan ayaa safiiro isku diraan markii ugu horreysay muddo 20 sano ah
Xoghaya arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo iyo ra’iisul wasaare Abdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay xilli uu Mr Hamdok booqasho ku joogay Washington.
Maraykanka ayaa xiray safaaraddii ay ku lahyd Suudaan 23 sano ka hor, sababa ay la xiriiriyeen arrimo argagixiso.
Barta Twitter-ka ayaa lwaxa ay shaaciyeen farriimahan.
Source:-BBCsomali
Loading...
Loading...