Sirma Qabe Allaw Sahana
Keene.waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi dadkan yidhaa waddani
Ayaanu ka baxnay marka horaba waxay ka tirsanyiin kulmiye waxaana
La siiyaa mushahaaro wakhtiga ay ka baxayaanna way kala duwanyihiin
Markaa kuwa mansabada sare la siiyo ee waddani iyaga ilaa doorashada
La dhameeyo kama baxaan oo iyagu waxay ujoogaan inay wakhtigaa
Hawl galaan sida faadimo siciid oo kale oo doorashadii tidhi isoo weerara
Askartii dabeedna yara qayqaylisay.halkaana ku banaysay booskii loo diray
Kordhiye. Saaxiib waxaasoo dhan inuu iska ilaaliyo ayuu waddani
Ubaahan yay waanu guulaysanayaa
Waxa la yidhi ma hungawdo daacadi laakiin inuu khibrad yeesho
Oo dadkan wixii ay kala kulmeen dib uga feejignaadaan waa muhiim
Waxaana caddaatay sida loo kala gobaysan yahay weli beesha gudoomiye
CIRO. kasoo jeedo kamay dhicin falalkan foosha xun eebasaasnimada ula
Dhex jooga waddani
GUULEED LIIBAANJ [email protected]
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!