Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Wajahaya Eedaymo Uu Ku Waayi Karo Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay

0
Sunday December 01, 2019 - 15:06:05 in News by G. Good
  • Visits: 1651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Wajahaya Eedaymo Uu Ku Waayi Karo Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Wajahaya Eedaymo Uu Ku Waayi Karo Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Wajahaya Eedaymo Uu Ku Waayi Karo Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay


Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo dhowaan ku guuleystay Abaal marinta Nabadda ayaa lagu eedeynayaa inuu faragelin ku haayo arrimaha gudaha Somalia.

Natiijada sawirka abiy ahmed
Lis Dairy


Warbixino Qaramada Midoobey ka soo baxay ayaa ku eedeeyay inuu sii hurinayo xasillooni darada ka jirta Soomaaliya sida uu qoray wargeyska daily nation ee ka soo baxa Kenya.


Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Kenya Meles Alem ayaa u sheegay wargeyska Nation in eedeymahaas ay yihiin kuwo aanay waxba ka jirin oo la been abuuray.


"Tiirarka arrimaha dibedda ee Itoobiya waxaa ka mid ah inaan la fara-gelinin arrimaha gudaha dalal kale. taasina waa diiwaankeena” ayuu yiri Meles Alem.


Madasha Xisbiyada ee ay ku mideysan yihiin Xisbiyo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaal hore iyo Siyaasiyiin ayaa Itoobiya ku eedeeyey faragelin ay ku heyso Soomaaliya, ayna dowlada federaalka ku taageerto caburinta maamul goboleedyada khilaafku kala dhexeeyo

Loading...
Loading...