(Q 28aad John F. Kennedy International Airport NEW YORK CITY )

0
Sunday December 01, 2019 - 13:42:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 28aad John F. Kennedy International Airport NEW YORK CITY )

    Magalada New York E Dal Waynaha United State Of America isla Markaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada New York E Dal Waynaha United State Of America isla Markaana
ah Xurunta Qaramada Midoobay Waa mid ka mida Magaloyinka aduunka ugu wayn isla markaana ah goob dhaqaale o leh ila badan isla markaana Dal waynaha USA ugu jirta meel muhiima.

NEW YORK waxa ku yaal Saddex Garoon diyaraded o kala ah John F. Kennedy InternationalAirport, Code OF airline(JFK),  LaGuardia Airport CODE OF AIRLINE(LGA), Newark Liberty International Airport CODE OF AIRLINE(EWR).

Waana Saddex Garoon o heer caalimiya isla markaana mid walba ay kaso dagaan dad safraayo qaar heer qaraded ah iyo kuwo iska ga kala gooshaya gobolada iyo waliba qaarada north America amaba south America ba.

 

John F. Kennedy International Airport waa Garoonka ugu heer calimisan isla markaana ay isticmaalan dad aad u badan waana garoon aad u wayn isla markaana ah garoonka ugu mashquulka badan north America (busiest international air passenger gateway ) waxa u leyahay lix(6) Terminal o ay dadku ku sogaan diyaradaha marka ay dhofayaan si lamida waxa u leyahay afar(4) run way o ah waddo ay cararaan diyaraduhu waagi hore waxa la odhan jiray Idlewild Airport balse Waxaa logu magic daray madaxwaynihii hore e dalka marenkanka  John F. Kennedy.

Garoonku Waxa u so saara dhaqaale aad u badan kaas o ka qayb qaata horumarka magaalada new York iyo guud ahaanba kan USA waxa ku ag yaal hotels qaaliya o aad u qurux badan isla markaana qofka macmiilk ah qancinayaa si lamida waxa u leyahay gadiid u sahla Dadka so safray iyo kuwa safrayaba in ay garoonka gaadhan maadama ay magaaladu aad u wayntahay.

Garoonkani waa Goob Muhiim ah isla Markaana shaqaale aad u bdan ka sheqeyaan Hadii aynu xusno garoonka ay aad isagu xidhanyin e dadka ugu badani uga yimadan waa Garoonka London Heathrow International AIRPORT

 

 

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

 

 

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...