"Jiritaankii Soomaliland Ayay Jirideedi Goynayaan Kooxda Xisbiga KULMIYE" Afhayeenka WADDANI

0
Saturday November 30, 2019 - 15:43:50 in News by
  • Visits: 2863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Jiritaankii Soomaliland Ayay Jirideedi Goynayaan Kooxda Xisbiga KULMIYE" Afhayeenka WADDANI

    "Jiritaankii Qaranimada Soomaliland Ayay Jirideedi Goynayaan Kooxda Xisbiga Kulmiye"Afhayeenka Wadani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Jiritaankii Qaranimada Soomaliland Ayay Jirideedi Goynayaan Kooxda Xisbiga Kulmiye"Afhayeenka Wadani


Hargaysa(HWN):-Afhayeenka  Xisbiga mucaradka ee Wadani Barkhad batuun oo u waramayay muqbaahiyaha Hctv ayaa sheegay in dalku u bahan yahay badbaado qaran ,waxana uu ku eedayay xisbiga kulmiye inay jirada qaranka Soomaliland ay goynayaan.






Afhayeen a Barkhad oo arimahaasi ka hadlayaa ayaa yidhi"Xaalada Soomaliland ma marayso meel la yidhaahdo la yidhaahdo,xisbiyaw maxaad qabtaane,bahaashani komishanna ma taagna,Doorasho ma taagna,dimuqraadiyad ma taagna,Xisbiyo Ma Taagna,jitaankii Qaranimada Soomaliland ayay jirideedi goynayaan  kooxda xisbiga Kulmiye,markaa masiirkii umadani soddanka sanno ay soo dhagaysay ee intaa aan ku sheegay lahaa ayaa khalkhal ku jire,marxalad xisbi wax yihdhaahdaba ma marayseee Talo Qaran iyo badbaad qaran ayay tagan tahay .    



HadhwanaagNews.com
 Burco/Office
Loading...
Loading...