Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kullan Ku Wada Yeeshay Magaalada Nayroobi

0
Wednesday November 27, 2019 - 20:52:44 in News by
  • Visits: 5863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kullan Ku Wada Yeeshay Magaalada Nayroobi

    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kullan Ku Wada Yeeshay Magaalada Nayroobi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kullan Ku Wada Yeeshay Magaalada Nayroobi

Hargeysa(HWN) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali waraabe ,ayaa caasimada dalke Kenya ee Nayroobi kullan kula qaatay Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam"Axmed Madoobe", kaasi oo lagu sheegay inay kaga wada haddleen arrimo khuseeya Somaliland iyo Somaliya iyo welibais badelka siyaadadeed ee ka socda Geeska Afrika & arrimo kale


Faysal Cali Waraabe ayaa isagu dhawaan taageero ugu muujiyey Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xukuumaddiisa, kadib markii ay Dowlada Farmaajo saartay culays siyaasadeed maamulka uu hoggaamiye Madaxweyne Axmed Madoobe ee Jubaland .

Image may contain: 3 people, people standing, suit and indoor


Dhanka kale Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa ku wahelinayey kullan uu la yeeshay Madaxweyne Axmed Madoobe Agaasimihii hore ee wasaaradda Shaqadda iyo arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase, kaasi oo dhawaana isagu magaalada Kismaayo kaga qayb-galay caleemo saarkii loo sameeyey Madaxweyne Axmed Madoobe .

 

Hadhwanaagnews

Hargeysa

Loading...
Loading...