DAAWO SAWIRADA:-9NIN OO U DHALATAY IMAARAADKA OO SAAKA LAGU XIDHAY HARGAYSA.

0
Tuesday November 26, 2019 - 10:08:05 in News by Silfer Silver
  • Visits: 3841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    DAAWO SAWIRADA:-9NIN OO U DHALATAY IMAARAADKA OO SAAKA LAGU XIDHAY HARGAYSA.

    Ragaan ayaa laga qabtay garoonka cigaal ee magaalda hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ragaan ayaa laga qabtay garoonka cigaal ee magaalda hargaysa
Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xidhay sagaal nin oo u dhashay waddanka Imaraadka Carabta kuwas oo si sharcidarro ah uga ugaadhsanayay gudaha Somaliland.


Raggan ayaa aroornimadii maanta lagu qabtay garoonka diyaaraha Hargeysa iyagoo doonaya in ay dhoofaan.

Lis Dairy


Carabtan ayaa dadweynaha degmada Sabo-wanaag oo ka tirsan gobolka maroodi-jeex markii hore u sheegay in ay mashaariic u fulinayaan balse waxa la ogaaday in ay si sharcidarro ah u ugaadhsanayaan.


Warkan waxa xaqiijiyay agaasimaha Duur joogta ee wasaaradda Deegaanka Naasir Xuseen.





Loading...
Loading...