Mudo Kordhin Aynu Ka Ilbaxno

0
Sunday November 24, 2019 - 17:00:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudo Kordhin Aynu Ka Ilbaxno

    Sida aad ka war qabto ama aad ogtahay jamhuuriyadda curdinkee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aad ka war qabto ama aad ogtahay jamhuuriyadda curdinkee  somaliland waxay soo taagnayd mudo ku dhow 28 sanno.

Muddadaasina waxay qabsatay wax badan oo ay ka kow  tahay amaan sugan oo rabbi ku galaday


Dawladnimo iyo system ,ciidan iyo gollo guurti, iyo mid barlamaan  mid wasiiro iyo waaxyaha kale ee hoos yimaada nidaamka iyo dawlada.intasiba waa wax jira oo waliba jira.

Waxa aynu galnay doorooshooyin aabihii dimuqraadiyadda somaliland waxa uu ku guullaystay doorooshooyin afar ah  oo waliba si mucjisa leh uu  qabtay.taas oo ka dhigtay inuu qaato titlekii aabbanimada ee marka dimuqraadiyad iyo hannaanba somaliland la tilmaamo korka u saaran.waana daahir rayaale kaahin.

Guurtidu wakhti fogbay bilaabeen kolba in dib loo dhigo iyagoona dibna u dhigay runtii taasina waa wax mar walba inugu foolxun.

Wasiir ka mida wasiirada ugu sumcada weynaa uguna wax qabadka badnaa ee loogu yeedho maxamed xaashi cilmi ayaa mar uu ka hadlayay  arrimaha guurtida sifiican uga hadlay isagoona dadka u tilmaamay muhiimada doorosho qabsoonta iyo inaanay habboonayn korodhsigu, isagoona ishaaray in haddii laga fursan waayo lix billood saddex iyo billood iyo waxaasi ay macquul yihiin.isagoona tallooyin fiicana dhinacyada usoo kala jeediyay.


Haddaba waxaan odhan lahaa ilaa goormaa lagu jirayaa muddo kordhin fikir ahaantayda ilama qurux badna mudo kordhin 
Waar ilama qurux badna yaan la niyad jabin malaayiinta gollayaasha deegaanka u taagan iyo barlamaanka kuwaas u heellan wax u qabashada dalkooga maqaalka manta 

Dhanka kale roobabkaa daya alla ha inoo siyaadiyo iyo nicmadaa hoortay.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...