Talo Ku Socota Boqor Buurmadaw

0
Sunday November 24, 2019 - 16:57:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo Ku Socota Boqor Buurmadaw

    Asc Anagoo Ah Dhalinyarada Qurbaha Ee Beesha Habarjeclo Marka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Anagoo Ah Dhalinyarada Qurbaha Ee Beesha Habarjeclo Marka
Hore Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta, Marka Xiga Waxaanu Talo Nasteex Ah Usoojeedinaynaa Boqor Cismaan Buur Madaw, Waxaanu Leenahy Boqor Horta Waxaanu Kugu Hanbalyaynaynaa Nabaddii Ceel Afweyn Ee AadHormuudka Ka Ahayd Inay Xidhanto Adiga Iyo Waayeelkiikale Ee Dhinaca Kaleba Ilaahayna Waxaanu Kabaryaynaa Inuu Aqbalo Oo Adkeeyo Nabaddaa. Intaa Kadib Waxaanu Aad Uga Xumaannay Inaanu Maqalo Hadalo Aad Saxaafadda Dhawaan Marisay Oo Aan Sharaf Iyo Wanaag Midna Kuukordhinayn Laakiin Naaqusnimo Kugu Ah, Waxaanu Kaafilayney In MarhaddiiAad Shaqaaqadii Ceel AfweynKuguulaysatey Inaad Wanaagga Halkaa Kasiiwaddo Oo Shirkii Aad Iclaamisay EeBeelaha Walaalaha Ah Ee Garxajis Iyo Habar Jeclo Aad U DhiiladhaansatoGuusha Aad Halkaa Kasiiwaddo Laakiin Kaamaan Filayn Inaad WaxaanDan Iyo Sharaf Midna Kuugu Jirin Aad Saxaafadda Kasheeg Sheegto. Waxaanu Kaacodsanaynaa Inaad Hore Usocoto Oo Aanad Dib Ugunoqonin Siyaasadda Iyo Dadka Iskujiid Jiidanaya Ee Aad Kashaqayso Danta Beesha Iyo Beelaha Kale Ee Waxkadhexeeyaan Adoo Lakaashanaya Madaxdhaqameedka Kale Ee Beesha, Gebagebadii Hadaanu Nahay Dhalinyarada Beel Weynta Habar Jeclo Waxaanu Si' Aad Ah Utaageer Sanahay In Uudhaco Shirkii Burco Loogu Balansanaa SilooSooceliyo Walaal Nimadii LabadaBeelood Ee Siyaasiyiinto Kala Fogeysey, Wabilaahi Tawfiiq

[email protected]



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...