(Q 27aad istanbul international airport)

0
Sunday November 24, 2019 - 10:28:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 27aad istanbul international airport)

    ISTANBUL international airport amaba IST international airport

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ISTANBUL international airport amaba IST international airport

 waa garoonka calimiga ah e magaalada ISTANBUL o ah waa magalad Istanbul ee xurunta Ganacsiga e Turkiga isla markaana ah Magaalo ASIA YANA ka tirsan isla markaana EUROPE na ka tirsan Taas o ah magaalo aad u wayn o aad u qurux badan.



Garoonka Istanbul international airport waa garoonka ugu wayn e caalamka si lamida waxaa sanadkan 2019 ka lo doortay garoonka aduunka ugu wanaagsan waxaana u helay abaal marin waxaana qiimayn ku samaysay international airport  reviews.


Ist airport waa garoon heer calimiya isla markaana ah xurunta diyarada Turkish airline o ah diyaarad aad u wanaagsan o heer calimiya o ay somaliduna aad u yaqanan isla markaana ay racaan maadama ay timaado magaalda muqdisho garoonka caalimiga ah ee ADEN ADDE INTRENATIONAL AIRPORT Waana diyarad aad u wanaagsan.


Garoonka ist airport waxa dhisay xukumada turkiga e erdogan hogaamiyo waana masharicad aadka u wayn e erdogan fuliyay waana  garoon caalamka ka yaabiyay.


Dhirigalin iyo tusaalaba inago filan waa garoon ka qayb qaata kobcinta dhaqalaha dalka turkiga waana garoon aynu rabno inta aynu hiigsano aynu dhaafno garoomada dalka waa in dibu habayn balaadhan lagu sameyaa waana shaqo u wada taal dawladda iyo shacabkaba.


Garoomada diyaradaduhu waa murayada dal walba iyo halka laga soo galo badana dadka wax qimayana waa halka ay dalka ka qimeyan hadii garoonka aad u wanagsanyahy isla markaana quruxdu dadka safraaya so jidanayso isla markaana dadka ka sheqanayana aad u shaqenayaan waxa suurta gala in qimayntaasi guulaysto.

 

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

 

 

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...