Komishanka Hada La Isku Hayaa Ma Komishan Qaranbaa Mise Waa Komishan Muuse
In Badan oo Kamid ah Shacabka Somaliland ayaa isweydiinaya,
Waa Maxey
Sirta Ka Dambeysa Komishanka Lagu Muransanaa Laba Sanadood iyo Muranka
Dib Loo Galiyay Wakhti Xaadirkan?
Qoddobada Ugu Muhiimsan in La Is Dultaago, Waxa kamid ah Riyo-raac iyo
Waliba Inanta (Kaltuun Sheekh Xasan), oo laga soo Reebay Xubnaha
Komishankii hore oo Run ahaantii iyadda sigaar ah la isku Weydiiyay
Sababta iyo Waxa kalifey in Lixdii Kale la Ambabixiyo Kalideedna laga
Soo Reebo.
Horta Xaqiiqdii Inantu Waa inan aad iyo aad u Wanaagsan Sharaf leh
Aqoon leh, Marwo ah Muwaadinad ah Xaq u leh in.ay Xukuumadiisa Shaqo ka
Qabato oo haduu Daacad ka yahey (Muuse), uu Xataa xil u magacaabo cid
diidaysaa majirto haseyeeshee, Waxa Sheekh iyo Shariifba la qaadan
Laayahay oo la Diidan Yahey, in uu Inantaa Karaamadeeda, Sharafta ay
umada ku leedahay Marwanimadeeda, Muslunimadeeda,iyo Aakhiradeedaba Is
Hambaraacsho oo Dantiisa ugu Guuro, oo Kaligeed kasoo reebo Xubnahaa
hore ee labada Sanadood lagu Muransanaa Aniga oo Najiib Ismaaciil
Maxamed ah(Madaxweyne), ayaa Sida aan Wadkeyga u hubo u garanaya in aanu
Ninkaa Madaxweynaha Sheeganayaa inantaa Dan u haynin laakiin Dhibaato
iyo Wax aakhiradeeda iyo aduunkeeda ku Xunniyo Sharaf dhac ayuu u hayaa.
Usoo dhaadhac Nuxurka, Guntii iyo Gabagabadii Marwo Kaltuun Waatii
Afduub lagu Sameeyay Doorashadii hore ee la dajiyay Huteelka Palaza
Gurigii ka Dambeeyay, Waxaana loo laqimay in ay Tahey Gabadh
Habarxabuusho u Dhaxdey islamarkaana, ay Riyo-raac iyo Wasiirka hada
Daakhiliga Maxamed Kaahin Waxa lanisdhaafiyay oo lagu Dedaalay markaa in
Codkii Ceeryaanta iyo Codkii kale ee Bariga Burco iyo Galbeedka la isa
soo gaadhsiiyo Kaliya Sirta.ka dambeysaa Waa intaa.
Geesta kale Gobolka Gabiley Raga kasoo jeeda oo Boqolaal ka badan
Aqoonyahan.ah ayaa Doonayay in ay Xubnaha Komishanka Kamid Noqdaan oo ay
booskaa inanta galaan laakiin Waxaa aamini Waayay ninkaa ay
Taageersanaayeen ee Qabyaalada dib ugu celiyay Shacabka Reer
Somalilandna kala dilay.
Shacabkii Somaliland Waxey Leeyihiin. "Afka Calancastu Taqaan Waan ka oodnahaye
Anigoo Arkaayyaa Gacmaha La igu iibsadaye"
Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
Tell:0634466339
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...