Kal-fadhigii 48-aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Xeerar Lagu Ansixiyey

0
Thursday November 21, 2019 - 16:16:05 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1844
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kal-fadhigii 48-aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Xeerar Lagu Ansixiyey

    Kal-fadhigii 48-aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Xeerar Lagu Ansixiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kal-fadhigii 48-aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Xeerar Lagu Ansixiyey
Hargeysa-(HWN)-Kalfadhigii 45-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu gudoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagu ansixiyey xeerar, iyada oo sidoo kale lagu meelmariyey wax-ka-beddel lagu sameeyey qaar kamid ah xeerarkii hore u jirey. Dood dheer iyo falanqeyn kaddib waxa ay golaha wasiirradu fadhigooda ku ansixiyeen:

1. Qabyo-qoraalka ka hortagga xeerka la dagaallanka ganacsiga iyo tahriibinta dadka iyo 
2. Wax ka-beddelka iyo kaabista la dagaallanka xeerka mukhaadaraadka Xeer Lr. 21/2002 oo isagu hore u jirey, waxanay xeerarkani u gudbi doonaan 


golaha wakiilada Somaliland, iyagoo wax weyn ka tari doona Mushkiladaha iyo dhibaatooyinka ka yimaadda Tahriibinta dadka iyo la dagaallanka Mukhaadaraadka dalka soo gala.
Kampalla, Uganda
Hadhwanaagnews,Office

Loading...
Loading...