Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Kornayl Muuse Biixi

0
Thursday November 21, 2019 - 15:07:31 in News by
  • Visits: 2618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Kornayl Muuse Biixi

    Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Kornayl Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Kornayl Muuse Biixi

 


Hargeysa(HWN):-Ergadii dhexdhexaadinta ka gashay khilaafkii soo kala dhexgalay xukuumada iyo xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ilaa hada la kulmin Muuse Biixi.




Ergada ayaa maanta rago wanaagsan ka qaba inay la kulmaan hogaamiye Muuse Biixi iyaga oo kulamo hore la soo qaatay wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani kuwaas oo ku xidhan xabsiga mandheera iyo oday Cabdi Ibraahin Cabdile oo dhawaan shir jaraa,id ku taageeray mawqifka gudoomiye ciro ka qaatay xubnaha cusub ee guddida doorashooyinka.


Ergada ayaa hadii ay ku guulaystaan inay soo daayaan masuuliyiinta xisbiga Waddani waxay qorshayaan inay labada dhinac bilaabaan wada hadal toos ah si xal looga gaadho khilaafka sababay inay kala fogaadaan.


Ergada ayaa la filayaa in maanta ay kulankoodii ugu horeeyey la yeeshaan madaxweyne Muuse Biixi, waxaana la dhawrayaa natiijada waxyaabaha ay kala kulmaan.

Loading...
Loading...