Umad Yahay Illahay, Aduunyadan Ku Beeree, Islamnimo Udheertay amankaagan Taagani

0
Sunday November 10, 2019 - 09:05:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Umad Yahay Illahay, Aduunyadan Ku Beeree, Islamnimo Udheertay amankaagan Taagani

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

 

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

UMAD YAHAY ILLAHAY,ADUUNYADAN KU BEEREE,

 

ISLAMNIMO U DHEERTAY,AMANKAAGAN TAAGANI,

 

WAA MIDA ABUURTEEN,ARIMAHAAD ARKAYSAAN,

 

CIDNABA ERSANMAYNO,AMAR BAYNA GUUD YAAL.

 

AFOOYIN BADANO,ADMIGU SAMEEYA ARLIGENA JIRA,

 

AMUURAHAN ISBIIRSADAY,EELKA INAAN DAWEYNOON,

 

SOO AFMEERO TABASHADA,EEBBAHEEN LA KAASHADA,

 

UNUGEEDI RUUMIBA,AYAAN KUMAY DHAMMAANINE,

 

GUNTA LAMA ABAAREE,SIDII OODO DHACAMEED,

 

OOGADA KA QAAD-QAAD,AAYAR AAYAR ASHEEN,

 

ITAALKEEN AAN SOCONE,HORTA AAMINAD KEEN,

 

AWOODA LAYSU SHEEGTO,DULMI YAA U ABO AH,

 

URURKII NAAFADEENIYO,AGOMAHA LA DAAYACAY,

 

EEXDA IYO QABIILADA,YAA KA FURAY ALBAABADA,

 

UURKIYO AFKIINAN,ARINKOODU WADA SOCON,

 

MA ILAALISAANO,AXDIGA WAY IDIN JEBISAAN,

 

ALLE BARI SAMAYOO,MASAAKIINTA URURSHOO ,

 

AFKA WAXAY GESHAANUN,ASBUCII DHARAAR SII.

 

           ISMAIL  ABDILLHI HANDULEH.


Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...