Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go'aan Cusub Oo Ku Saabsan Doorashada.

0
Saturday March 23, 2019 - 11:06:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go'aan Cusub Oo Ku Saabsan Doorashada.

    Hargaysa (HWN) Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saaka kulan ay war bixin ku siinayeen golaha Guurtida Somaliland kula yeeshay aqalka golaha Guurtida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saaka kulan ay war bixin ku siinayeen golaha Guurtida Somaliland kula yeeshay aqalka golaha Guurtida.
Kulankan oo warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, waxaanu sheegay gudoomiye Saleebaan in marka la eego xogta gudida doorashooyinku golaha guurtida ay siiyeen inayna suura gal ahayn in xiligii la mudeeyay ay dalka doorasho ka qabsoonto.



Sidoo kale waxaa isna dhiniciisa faahfaahin kooban warbaahinta siiyay gudoomiyaha gudida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan oo sheegay in ay kulanka ay la qaateen golaha Guurtida ay siiyeen xog ku saabsan halka ay wax umarayaan.


Xisbiyada qaranka ayaa kulamo ay yeesheen aan ku guulaysan inay ku heshiiyaan qodobo ku saabsanaa doorashooyinka


Warkan oo dhamaystiran kala soco Haddii Alla yidhaa Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...