Faadumo Saed Waligayo Ku Iloobimayno Hadaanu Nahay Shacbiga Somaliland

0
Tuesday October 15, 2019 - 11:00:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faadumo Saed Waligayo Ku Iloobimayno Hadaanu Nahay Shacbiga Somaliland

    Fadumo Sead Runtii Waxaad tahay Qof Halyey Ah nolosha Waxbadan is tartay umadana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadumo Sead Runtii Waxaad tahay Qof Halyey Ah nolosha Waxbadan is tartay umadana

 wax taratay Waxaad tahay Qof Meeshuu joogo ka dhex Muuqdo wax tar aan marnaba la qiyaasi Karin oo Meeshay gasho Nuurisa Alaha ku anfaco .



Waan ogahay in badan baan dhinac ahaa waxaan ahaa tageer waligayba ku tageerjiray waxtarkaaga in hadaladaadaba la dhacsan Runtii Waxaan jecelaysatay in aan manta ku sheego


Walaalo waxaan Maanta jeclaystay in kusheego in aad tahay Qof dhisi kara /Bulshada Dhisi kara DAwlad qaran Dhisi kara Qof kaste oo hami leh .


Sidaas dardeed Waxaan manta jecelaystay in aan kusoo badhigo in aan Rabno in aad Noqoto Xubin Adag oo Barlamaanka Sidaas daradeed codsigayagaas Naga Aqbal …..kadibna Musharax Madaxwayne ayaa ku gu xiga Soo dhawoow Walaaashay Qaali ah.


Aniga Rajab aahaan Tageero in tii karaan kayga Waan kula garab joogaa

Waana Balan aan ka qaaday oon oofinaayo…..

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada ..

Rajab Ismail Salah ,0612522128,[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...