Xulista Guddida Doorashooyinka: Ilduufkii WADDANI ee 2014, 2018 iyo xaalka maanta 2019..W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

0
Sunday October 13, 2019 - 19:26:52 in Articles by
  • Visits: 1725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulista Guddida Doorashooyinka: Ilduufkii WADDANI ee 2014, 2018 iyo xaalka maanta 2019..W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

    Xulista Guddida Doorashooyinka: Ilduufkii WADDANI ee 2014, 2018 iyo xaalka maanta 2019..W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulista Guddida Doorashooyinka: Ilduufkii WADDANI ee 2014, 2018 iyo xaalka maanta 2019..W/Q Siciid Maxamuud Gahayr


Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuu ku mahadsan yahay in uu soo magacaabo saddex xubnood oo ka socda Xisbiga KULMIYE, Xukuumadda iyo Guddidii hore ee WADDANI kalsoonida kala laabtay, waayo?

Image result for somaliland national electoral commission




Xisbiga WADDANI waxa uu hore u aqbalay inay Guddida Doorashooyinka Qaranka ka mid noqdaan 2014kii:


1. Cabdiqaaddir Iimaan Warsame: Siyaasi ka tirsanaa XAQSOOR. 6dii Disember 2013ka ayuu KULMIYE ku biiiray, wuxuu ka mid ahaa bahdii uu hormoodka u ahaa Qabyo-tire.


2. Siciid Cali Muuse: Afhayeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda


3. Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi: Xubin ka tirsanayd Ururka Haweenka Qaranka ee NOW oo ah gabbood hoos taga hadba marwada kowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland.


Imaka saw lama wado


1. Cabdirashiid Riyoraac: Wasiiru-dawlihii xannaanada xoolaha ee ka baxay WADDANI kuna biiray KULMIYE.


2. Mustafe Maxamed Daahir: Xoghayaha Golaha Wasiirrada, weliba ma filayo in uu gaadhay 40 jir oo ah da'da ugu yar ee GDQ lagu noqon karo


3. Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi oo ka mid ah Guddidii kalsoonida ka waayay qaar xisbiyada ka mid ah.


Mar haddii WADDANI ka tanaasulay labadii xubnood ee xisbi kasta oo mucaarid ahi gaarkiisa u keeni lahaa, ku soco madaxweyne.. Aqlabiyaddii baarlamaanka waynu haysannaa.. Waxeennu waa meelmar..

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...