Laba Xildhibaan Oo Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Guurtida Somaliladn Ee Maanta.

0
Saturday October 12, 2019 - 19:59:43 in News by
  • Visits: 6126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Xildhibaan Oo Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Guurtida Somaliladn Ee Maanta.

    Laba Xildhibaan Oo Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Guurtida Somaliladn Ee Maanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Xildhibaan Oo Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Guurtida Somaliladn Ee Maanta.


Hargeysa(HWN):-Laba xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa isku fara saaray fadhigii maanta ay yeesheen mudanayaasha golahaasi.


Fadhigan oo uu hagayey gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa laga war helay gacan ka hadal toos ah oo dhexmaraya xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho iyo xildhibaan Siciid Cabdilaahi Huruuse.



Isfara saarka labadan xildhibaan ayaa ku soo beegmay wakhti mudanayaasha golaha guurtida loo qaybinayey xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka oo hore buuq ugaga soo gudbay golaha wakiilada.

Image may contain: 1 person, sitting

Ilaa hada lama oga sababta rasmi ah ee keentay gacan ka hadalka dhexmaray labadan xildhibaan.

Loading...
Loading...