"Cadaawada Beelaha Ceel Afweyn Maaha Mid La Kawsatay Caarre Iyo Bixitaankiisa"...Ex Wasiir Habane

0
Saturday October 12, 2019 - 16:50:05 in News by
  • Visits: 2248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cadaawada Beelaha Ceel Afweyn Maaha Mid La Kawsatay Caarre Iyo Bixitaankiisa"...Ex Wasiir Habane

    "Cadaawada Beelaha Ceel Afweyn Maaha Mid La Kawsatay Caarre Iyo Bixitaankiisa"...Ex Wasiir Habane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cadaawada Beelaha Ceel Afweyn Maaha Mid La Kawsatay Caarre Iyo Bixitaankiisa"...Ex Wasiir Habane


Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa ku taliyey in xal waara laga gaadho colaada Ceel-afweyn.




Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn yidhi "Cadaawada soo noq-noqotay ee labada reer ee wada degan Ceel-afweyn ee habar lamaan, maaha colaad iyo dagaal imika bilaabmay,cadawada habar lamaan maaha cadaawad la kowsatay caare iyo bixitaankiisa, ee muddo ayey soo socotay, oo labada reer kolba is laynayeen, haddii hore loogu ducayey, oo heshiis loo kala saxeexay, isla markaana labada dhanba la dhaariyey, oo haddana ay soo noqotay cadaawadii, waxaan leeyahay mar walba aynu u ducayno oo qalbibga aynu uga ducayno, dhiigaas daadanayana ee gardarada lagu daadinayo waa dambi aad u weyn, Dawladduna sida ugu dhakhshaha badan xal waara ha ka dhex dhaliso labada reer, labadan reerna si gaar ah waxaan u leeyahay ALLE ka baqa, oo akhiradiina ilaashadaā€¯

Loading...
Loading...