Isku Tallo Dhamaata Iyo Kala Tallo Bilaabanta Fisha Hadii 3 Dan Danaysi Cida Ay Khuseyso Wax Ka Badali waydo !!

0
Wednesday March 20, 2019 - 10:11:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Tallo Dhamaata Iyo Kala Tallo Bilaabanta Fisha Hadii 3 Dan Danaysi Cida Ay Khuseyso Wax Ka Badali waydo !!

    Dr.Khadar-Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr.Khadar-Libaaxley.


1. Odhaahda Cirooleiyo ciyaalba kuhadaaqayaan ee odhaneysa (Sida laga sooXigtay Dawlada ingiriiskalaanteeda nabadgalyada : Somalilandwaxa xaalad Aamaaniyo Nabadgalyo ahku sugan Hargaisa iyo Berbera!!!)hadaba markay 2dandalka oo dhanay nabad yihiinmee dalka intiisiikale ?? Dalkanabadiisa dawlada iyodadweynuhu miyaanay illaashaniyagu oo masuulka aheyn ? misecid kale ayeynuu daba fadhiisanaa ???. kaliya waaDagaal ka dhanah oo nafsiyakaas oo kujihaysan bulshada ; ujeedada aysidani u dhacaysohoos ayaan kuxusi doonaa.



2. Sidahabeen hore war-baahinta maxaligaah ku xusnayd :Dawlada itoobiya ayaagudoonsiisay 2 koobgudoomiyayaasha Berbera iyo Hargaisa !!! markalaga eego dhankasharciga iyo siyaasadadaris-wadaaga 2da dawladoodSomaliland iyo Ethiopia :mudane akhrista : Masax iyo maan-galayey kuula muuqataainta ( DhamaanMagaalooyinkii waaweynaa eeSomaliland iyo kuwiiitoobiya la tartansiiyo dhankawax-qabadka iyo horumarkadeedna koobka aysoo qaadaan Somalilandiyo ethiopia ba kaliyaHargaisa iyo Berbera??? Qofahaan waxa ayiilla eegtahay qorshela abaabuley oolacag lagu bixiyeyii dheh daiyo xayeysiiska xaafadeysana bulshadaSomaliland laga iibinaayoiyada oo markadhan laga eegou xisaab galeysadagaal ka dhanah oo nafsiyaoo ku jihaysanbulshada.


3. SidiiXildhibaan C/raxmaan Xooghabeen hore kasheegayey shirkii caadigaahaa kal-fadhiga golahawakiilada , isla markaanabulshada qaar aadka hellayso xogtiiuu sheegayey islamarkaana aaney jirincid beenisay warkiisaa; ahaaabaabulkii shirweynihii dirkaee addis-ababa kadhacay , lacagtii150000 kun eeganacsatada gaar ah bixisayee loo wakiishay qabsoomidaiyo abaabulka shirkaasiBoqorkii iscaleema-saarey shirkakadib ee ahaaBeesha Gure eeWasiir ka maaliyadaitoobiya mudane axmedshide, Beeshiisa yoolkaiyo biyo dhacunaahaa helida kalsoonida beeshaasimaadaama ay siyaasiyiinta beeshaasixidhiidh dhaw ayla leeyihiin madaxdasare ee xukuntaitoobiya .


Ujeedada waxaasioo dhami udhacayeen iyo Gunaanad:


Dhamaan waxaasioo dhami waxaay u dhacayaanhab-dhaqanka iyo dadaalkanoociisu yahay iidheh iib-gal ahoo lagu qanciyoDawlada Ethiopia (isticmaal iyo maal-gashiay ku sameysoDekada Berbera ) iyadaoo cida hawshaaxad-dhaaf ugu tafaxaydan ay tahayQoys kaliya sidaaad ka dareemikarto dhacdooyinka saddexan 3ee kor kuxusan iyo warbaahintamaxaliga ah iyadaoo ay Dalkajirto xeebo aadugu dhaw itoobiyaoo munaasib kuah waliba waxaay itoobiya doonaysoah, waayo ganacsiguwaxa uu kufaa’idaa dhawaansho iyonabadgalyo meherada ugudhaw ee aad kaheli karto waxaaad dooneyso ; nasiibdarada jirtaase waxaay tahay waxu muuqaal eeg( Aniga mooyeehaday cidiba Noolaato ) ; qofahaan waxa walaaciyo walwal weyniiga hayaa garasho iyogarwaaqsi la’aantaka soo fooxaysaCida Caasimada iyoBerbera ba gacantaku haysa ooay aheyd inay iyagu kukoobnaadaan kaalin hogaamineed oolagu tixgaliyo madaamaay deegaanu yihiin xarumomuhiimadooda leh , islamarkaana dalka iyofursadihiisa dhaqaaleiyo awood baay dheeli tiraanummada uqaybiyaan fursadahaiyo awoodaba si ummadaSomaliland u dareentoin dalkala wada leeyahay ; balsewaxa xaqiiqo ahaanmuuqata in cidgaara iyo ceelkoodala dhisaayo ( Awoodiyo Dhaqaale ba )si bulshada dalkainteeda kale oodhan ay unoqdaan shaqaale ceelkoodaka caba ooay ku maamulaaniyagu ; silamid ah (Boqortooyada Sucuudiga eeqoys qudha awooda +dhaqaalaha dalkaasi iskaleeyahay ; muwaadiniinta dalkaasina xisaabsanyihiin shaqaaleay iyagu iskaleeyihiin sida aydoonaana ka yeelaan!!! ) taasiumma qalanto ummadaSomaliland ; Cidii kugaleysa se ma’aansheegin.


Fiiro gaara :

Mudane akhristaqormadani ma’aha hanjabaadka dhan ah cid gaarah balse waadareen gacaltooyo iyolexejeclo oo aanka qabo cidaay khusayso silamid ah dhamaanreer Somaliland; wax iskusheega iyo is-xasuusinta waaqicawaayaha socda qofahaan ceeb iyo balaayoalloos uma arko ; muhiimadaydu waawanaag aan larabo cid kastaoo Somaliland kunoolwalaaca waayaha aanarkayo ifinteedu.


Dr.khadar -Libaaxley

[email protected]

[email protected]

Regional political analysts

3/19/2019

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...