Somaliland Oo Indhaha Caalamku Mar Qudha Qabatay Tan Iyo Intay Xukuumaddani Tallada Qabatay

0
Tuesday March 19, 2019 - 17:05:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Indhaha Caalamku Mar Qudha Qabatay Tan Iyo Intay Xukuumaddani Tallada Qabatay

    Sida aan ognahay tan iyo intay timi xukuumaddan haatan tallada haysaa waxaad moodaa inay furmeen albaabyo fara badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aan ognahay tan iyo intay timi xukuumaddan haatan tallada haysaa waxaad moodaa inay furmeen albaabyo fara badan
oo kusoo qulqulaya dhankaa iyo jihada jamhuuriyadda curdinka ah ee loogu yeedho somaliland.

Waxaad moodaa intii ay dhalatay xukuumaddan haatan tallada haysaa in madaxweynahani uu la kulmay soo dhawayno maqaam sare ah, markaad diraasayso safarkii ugu danbeeyey ee kukala bixiyay ethiopiA iyo emaraatka carabta.

Waxaad moodaa in ninka loogu yeedho faratoon uu noqday masuul muuqda oo kor u qaaday maqaamkiisii waSiirka khaarijiga muddadiisa koobnayd ee loo magacaabay jagaddan, kaas oo la odhan karo waxa uu keenay guulo wax ku oola.


Somaliland oo haysa dhabada saxda ah ayaa waxA u habboon inay wax qabsadaan, oo ay kakaaftoomaan hay, ada waayo hay'adu waxay u joogaan had iyo jeer hagardaamada iyo dibin daabyada iyagoo mar walba isku taxluujiya sidii ay dadkeenu wax u qabsan lahayn.

Somaliland waxa ay noqon doontaa goob istaraatijaya oo horumood u noqda iftiin ka dhalaalaya dawladdaha geeska afrika.imaraatku hadda waxa uu xidhiidh fiica la sameeyey somalilandn

Tan waxay ubbo fur u noqon doontaa inay dariiq cusub ufurto khaliijka carabta kale, waxaan u malayn inuu ruushkii berbera daganaa inuu dib ugu soo noqon doono somaliland.

Xalaa kulu xaal somaliland waxa lajirta dabayl caafimaad oo kasocota meel sare taas oo furi doonta guulo badan
Hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...