Goorma Ayuu Laanta Afka Soomaaliga ee Bbcda Dib Ugu Laabanayaa Wariye Catoosh

0
Monday September 23, 2019 - 08:32:39 in News by
  • Visits: 3959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goorma Ayuu Laanta Afka Soomaaliga ee Bbcda Dib Ugu Laabanayaa Wariye Catoosh

    Muddo Sanad ah ka dib wariye Cabdirisaaq Catoosh waxa uu dib uga hawl galayaa laanta afka soomaaliga ee bbcsomali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddo Sanad ah ka dib wariye Cabdirisaaq Catoosh waxa uu dib uga hawl galayaa laanta afka soomaaliga ee bbcsomali

Madaxa Laanta afka Soomaaliga ee BBCda ayaa shaaca ka qaaday in wariye Cabdirisaaq Catoosh oo muddo dheer ka maqnaa laantaasiuu dib ugu soo laaban doono marka la gaadho bisha October horaanteeda.

war qoraal ah oo lagu baahiyay bogga ay BBCSOMALI ayaa lagu shaaciyay in uu shaqadiisii hore dib u bilaabi doono, waxaana uu xilligaasi yidhi 

"Catoosh waa weriye caan ah, oo ay aad u yeqaanaan dhageystayaasha, waxaana farxad noo ah inuu dib ugu soo laaban doono hawada. Waxaan rajeynaynaa in soo laabashadiisa ay sare u qaadi doonto sida ay dhageystayaasha ula falgalaan wararkeena. Waxaa kale oo aan rajeynaynaa in firfircooni dheeri ah uu ku soo biirin doono weriyayaasha Nairobi ee aadka u fiican,"


Loading...
Loading...