Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharci Adag oo Lagaga hortagayo Musuqmaasuqa Ay Madaxdu kukacdo. "Anti Corruption".

0
Saturday September 21, 2019 - 10:40:41 in News by
  • Visits: 2101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharci Adag oo Lagaga hortagayo Musuqmaasuqa Ay Madaxdu kukacdo. "Anti Corruption".

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer.

Sharcigan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn lagu  wadaa in maanta oo Sabti ah lagu saxiiso Munaasabad ka  dhacaysa madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya.


Agaasime ku xigeenka Warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliy C/rashiid Maxamed Xaashi oo ka la hadlay Warbaahinta  ayaa  sheegay in sharcigaan in uu yahay mid muhiimad gaar ah u leh dalka.

Waxaa caado ah in qaarada Africa ay madaxdu kukacaan Musuqmaasuq taasoo ay ay sanad gudaheed guryo waawen ku dhistaan lakinse talabadan uu qaaday Madaxweyne Farmaajo ayaa dadwanaha somaliyadeed aad usoo dhweeyeen.

Loading...
Loading...