Hal- Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiranaya Roobabka Da'aya.

0
Wednesday September 18, 2019 - 16:34:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal- Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiranaya Roobabka Da'aya.

    Sida aan ognahay waxa dalkeena ka curtay roobab farabadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aan ognahay waxa dalkeena ka curtay roobab farabadan
 taas oo inaga jabisay abaartii darnayd ee sima.alla waxaan leeyahay ku shukriya.

Roobab weeyi badanoo
Dhulkii rays ka yeeloo
Reexaan udgooniyo
Riix wacana abuuroo
Dadku ay ku rayeen.


Dhulkuu rusheeyoo,
Rug kastaaba gaadhee,
Waana laguba raystay

Rabbi mahadii weeyee,
Beeraha u rooroo
Si aad rarataan
Rasmaal badnaadee
Hadhow idiin rabaysmee
Raadiya wanaaga
Hamse riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...