Danjiraha Cusub ee Somalia oo Gudbiyey Waraaqihii Aqoonsiga

0
Wednesday September 18, 2019 - 10:46:51 in News by
  • Visits: 2202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Danjiraha Cusub ee Somalia oo Gudbiyey Waraaqihii Aqoonsiga

    Danjiraha Cusub ee Somalia oo Gudbiyey Waraaqihii Aqoonsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha Cusub ee Somalia oo Gudbiyey Waraaqihii Aqoonsiga



Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Washington Cali Shariif Axmed ayaa warqadihii aqoonsiga shalay u gudbiyay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Danjire Cali Shariif ayaa noqonaya safiirkii saddexaad ee Soomaaliya u soo magacowdo Washington tan iyo sanadkii 2014-kii. Danjire Cali Shariif ayaa horey u soo noqday safiirka Soomaaliya ee dalalka Ethiopia iyo France.



Danjire Shariif ayaa beddelaya Axmed Ciise Cawad oo ahaa danjiraha Somalia ee dalka Maraykanka laga soo bilaabay 17kii September ee sanadkii 2015kii ilaa looga magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee D. F. Somalia bishii January ee sanadkii 2018kii.


Loading...
Loading...