Bulsho Wareersan Lama Maamuli Karo
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan bulsho wareersan lama maamuli karo quruumihii innaga hoorreeye qaarba sida dambi allah uga galeen qaarba dufaanno lagu dhibay qaarbaa ayax lagu dhibay qaarba qaylo lagu dhibay qaarba roob lagu dhibay
bulshada somaalidu waxaa lagu dhibay dagaalo iyo abaaro aan kala joogsi lahayn wixii ay quruumihii hore ay galeen bushadu waa la wada galay inyar allah kacabsigu ku dambyeey mooyaanee dambiyadii quruumihii ay galeen waa la wada galay inyar allah kacasigu ku dambeyey mooyane
waxay culimadii lagu caraari lahaana iyagaba foodda iskula jira
talo soo jeedin
1.in culimadu
shacabka wacyi galiyaan kana runsheegaan wa in kuntu la tacalamuun fasa ahla dikri.
2.in ay wasaardda caddaaldu ka warhayso maxakamadaha xadhkaha goostay markii bulshada ay kala saariween waxay ku qasbanbanaadeen ay bulshadu sidooda u heshiiyaan.
3 madaxdhaqameedka in ay ku soo noqdaan xilka ummadda ay hayaan warbaahinata aanay isaga jawaabin ogow hadalkaagu wuxuu galayaa guryo lagu nabad qabo oo laga yaabo ummadda cummaadda ku saartay ayuu gaadhaya.
4. in loo duceeyo dawladda aad xilka u dhibateen dawladdana in caaadiska dheerato muujisna debecsaan dheeraad ah.
5 dadka loogu yeedho danyarta oo laga yaabo in danwaynaha laga in ay jannada uga dhawyihiin
6 .in bulshadu is dhex gasho oo aanay kala irdhoobin dalka idinka ayaa wada leh ha u qaadan in keligaa leedahay
ha dhibin muwaadin aad dalk wada leedihiin.
ha loo soo noqdo allaahnfeeheenu gacantiisa ku jiraan
Deeq Cadbi Digale
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!