(Q 18aad Ee Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha wanaagsan iyo Wax-Barashada)

0
Monday September 16, 2019 - 08:48:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 18aad Ee Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha wanaagsan iyo Wax-Barashada)

    Hogaamiyaha wanaagsan waxa u aad u daneyaa wax-barashada waxa una mar walba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha wanaagsan waxa u aad u daneyaa wax-barashada waxa una mar walba


dadkisa ku dheeri-galiyaa in ay wax-bartaan isla markana dabaqan waxa ay barteen si ay wax-so saar u sameyaan.

Hogamiyayasha aduunka ugu samaynta badan sida raysalwasaraha Malaysia Mahatiir Maxamed waxa ugu horeyay e samayay waxa u ahaa in u dadkisa waxbaray kuna dherigaliyay in ay waxbartaan waana sirta ka danbaysa horumarka Malaysia ay manta ku naaloonayso.



Hadii manta umadanu waxbaratay isla markana aynu wali waxbaranayno waa maxay sababta aynu uga dul talaabsan waynay caqabadaha ina horyaala mise tallow waxbarashadeena ayaan waxbarashadii loo baahna ahayn.


Dawladenu xukuumad iyo mucaradba dawr inte leeg ayay KU leyihiin kaabista iyo dheerigalinta ardayda si lamida goobaha waxbarashada sida malcamadaha,iskulada iyo waliba jamacaduhu qaab nooceya ayay ardayda wax ugadhigaan isla markana u so saran arday wax bartay oo fahansan isla markana la jaan qaadi kara aduunkan casriga ah ee aynu noolnahay.


Hadaba su”alahaas kor aynu ku  xusnay waxa ka jawabaya waaqaca aynu manta marayno iyo waliba umadeena ee aan u daayo si ay jawaab saxan o wanaagsan ino siiyaan.

 

UGu danbayn La soco qaybaha Danbe o aynu isla qodobkan waxbarshada aynu ku falanqaynayno insha allah

 

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...