Qasim A Saleebaan Oo Hambalyo Maherwacan Udiraya Asma Sa'ed Hussein "Wayi" & Saygeeda Abdullahi Mohamed Farah

0
Sunday September 15, 2019 - 13:05:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qasim A Saleebaan Oo Hambalyo Maherwacan Udiraya Asma Sa'ed Hussein "Wayi" & Saygeeda Abdullahi Mohamed Farah

    HAMBALYO MEHER:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HAMBALYO MEHER:


Waxaan Hambalyada Farxada Meherka la Qaybsanayaa Gabadha aan Awoowga u ahay ee Asma Sa'ed Hussein "Wayi" & Saygeeda Abdullahi Mohamed Farah oo Meherkoodu Maanta 14/9/19, ka dhacay Bariga Magaalada London.

Madasha Meherka oo ahayd Mid si weyn loo soo Agaasimay ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Dhamaanba Qaybaha Bulshada sida Madax-dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano tiro Badan.


Sharaf bay ii ahayd inaan Maanta Goobta Meherka kula kulmo Suldaan Yuusuf Cabdi Cawed; Suldaan Ibrahim Aadan daldal & Suldaan Siciid Yusuf Xaji Ducaale oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Sumcad & Qaderin weyn ku dhex leh Bulshaweynta Soomaaliland & Dhamaanba Geyiga Soomaalidu degto.

Caruuska & Caruusada Waxaan Illahay uga Baryayaa Inuu isu Barakeeyo, Ubad-kheyr-qabana kala Siiyo "Aamiin".

Qasim A Saleebaan
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...