'' Yaakhii Maxaad Waqtiga Inooga Lumisay ''.

0
Sunday September 08, 2019 - 14:49:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Yaakhii Maxaad Waqtiga Inooga Lumisay ''.

    Sheekaba sheeko ayay keentaaye,ruwaayadii la odhan jirey Godob jacayl iyo geeri ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayay keentaaye,ruwaayadii la odhan jirey Godob jacayl iyo geeri ,

ayuu fanaanka Nuur-dalaacay oo ruwaayadaa Aktar ka ahaa , ku yidhi inan uu jeclaa , Huuno shan sanadoodba waan ku jeclaa , waanan kaa qarinayay ,

 

dabeeto inanti waxay ugu jawaabtay ,yaakhii intaaba jeer baan ahayne , hadii aad i jeceshahay maxaad iigu sheegi wayday , waad ina habsaamisee , imika caruurteena ayaa iskoolka dhigan lahayde .

 

Imika waa halkaase , hadii Komishanku waqtigiisa dhamaysanayo , tirada komishankuna todobadeedii xubnood iska ahaanayso , mucaaridku maxay waqtiga inooga lumiyeen.

 

W/Q:Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...