"Dhaqaaluhu Waa Cudur Siyaasaddu Se Waa Xanuun" Maqaalo Taxane Qore : Maxamed Xoosh

0
Sunday September 08, 2019 - 13:12:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dhaqaaluhu Waa Cudur Siyaasaddu Se Waa Xanuun" Maqaalo Taxane Qore : Maxamed Xoosh

    Waxaan dhawaan bilaabi doonaa Maqaalo Taxane ah oo aan ugu magacdaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan dhawaan bilaabi doonaa Maqaalo Taxane ah oo aan ugu magacdaray

"Dhaqaaluhu Waa Cudur Siyaasaddu Se Waa Xanuun”


Sida la ogyahay Cudurku Dawo ayuu u baahan yahay, Xanuunku se waa soo raace cudurka ka mid ah oo marna taga marna jooga , Qaramaynta Shidaalka iyaynu ku lafo-guri doonaa iyo siyaasadda dhaqaale ee xukuumadan 



Xil ayaa iga saaran muwaadin ahaan in aan sheego sida aan runta u arko "Alle Og Xaqiiqda" waa siday ila tahay, maanta hiilka ugu weyn waxa inooga baahan bulshada inta liidata ee jilicdasan ee aan garanayn WIXII DHACAY IYO WAXA DHACAAYA IMIKA IYO WELIBA SHIRQOOLADA LOO MALEEGAAYO



La Soco Insha Allah


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...