Shirka Habaasweyn : Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weynyahay

0
Sunday September 08, 2019 - 09:16:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Habaasweyn : Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weynyahay

    Bismilahi Raxmani Raxiim ,Salaamu Caylaykum wa raxamatulaahi waa barakaatu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilahi Raxmani Raxiim ,Salaamu Caylaykum wa raxamatulaahi waa barakaatu.
salaam ka bacdi  waxaan soo dhawaynaya shirka beesha Arab  ee ay iclaamiyeen salaadiin iyo Cuqaasho ,oo wakhtigii loo baahna la qabanaayo. waa shir dad badan oo reer Somaliland ihi indhaha ku hayaan, filayaana in ay kasoo  baxaan ,wax dan u aha dadka iyo dalka Somaliland , kana nixiya Cadawga Somaliland ee ku ilaashanaya. iskana ilaaliya kuwa doonaya inay beelaha Somaliland isku madhaan.

 

 Insha Allah Guul iyo Gobonimo  Somaliland ha noolaato Cadowgeed ha jabo

 

Maxamad Axmad Xaaji Cali

 [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...