Cambaareyn Xayiraadda La Saaray Hadhwanaagnews.
Aniga oo ka mid ah dadka la socoda barmamiyadda ay soo saar shabakada Hadhwanaagnews
waxaa si aad iyo aad ah cambaareynayaa xayiraadd aan ku fadhiyey wax sharci ah ee la saaray laantaasi warbaahinee.
Waxaa ka hawlgala shabakad wararka dhalinyaro aqoon u leh mihnadooda , waxay xaq u leeyihiin in soo gudbiyaan wixii rayi., ah ee qoraal ay dadweynuhu soo qoraan.hadhwnaagnews wuu ka afeefta qoraalad la soo qoro . Waxaan odhan karaa waa shabakad dhexdhexaad ah mucaarid iyo muxaafidba.
Waxaan u sheegayaa masuuliyiinta dawlada Somaliland ee kolba xidhaya wariyaasha iyo tvyad inay ku keenayso somalilnad hoos u dhac dhanka xoriyada hadalka iyo qoraalka ,maalinkasta dhibaato loo geysto mihnad warfaafineed in loo arki karo dal aan dumuqtaati aheyn lana cabudhiyo xoriyad qawlka .
Gebogebadii waxaan leeyahay halaga qaado xayiraadda Hadhwanaagnews . Waxaanan salaamayaa bahada hadhwanaagnews.
Ahmed Daacad
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...