Waxa Geeriyootay … Gabadhii Ugu Horeysay Ee Kitaabka Qur"Aanka Kariimka Ah, U Turjuntay Afka-Ruushka!

0
Saturday September 07, 2019 - 10:41:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa Geeriyootay … Gabadhii Ugu Horeysay Ee Kitaabka Qur"Aanka Kariimka Ah, U Turjuntay Afka-Ruushka!

    waxa geeriyootay gabadhan oo magaceega la odhan jiray...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa geeriyootay gabadhan oo magaceega la odhan jiray...

(Faaliiriyaa boorookhoofaa) waa gabadhii ugu horeysay ee u turjuntay Kitaabka Qur'aanka kariimka ah,luuqadda Ruushka.waxa ay gacantiisa ku islaamtay...Dr.Maxamed saciid Rushdi oo guursaday kaas oo ahaa daaci weyn oo islaam ah, oo ku nool dalka Ruushka iyo Aasiyada dhexe.gabadhan oo baratay sida luuqadaha si degdeg ah, la iskugu turjumo...waxayna ahayd Tifaftire Afka-ingiriisiga ah..waxayna noqotay gabadhii ugu horeysay ee Kitaabka Qur'aanka kariimka ah u turjunta Afka-Ruushka.wiil ay dhashayna waxa loo bixiyey oo loogu magac daray..Khaalid binu waliid..asxaabigii geesiga ahaa ee dagaalyanka ahaa.waxay ku geeriyootay 76 jir.!!Ilaahay ha u naxariisto.hana ka abaaliyo tafsiirka qur'aanka ee ay u turjuntay afka-Ruushka.Turjume:C.casiis maxamed yoonis (ansaari).

Qore:C.casiis  Maxamed Yoonis(Ansaari).

Macalin dhiga luuqadaha/Aqoonyahan College for English!

Email:[email protected]

Facebook:abdiaziz yonis.

Tell:063 4175733.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...