Calan Kaaga Kaan Rabin Adna Caarid Kiisa Xun
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib oday muuse waxa wacan
Inuu iska dego waa sida ay ku qurux badantay.
Kordhiye. Saaxiib waan ku fahmayaa waaxaad leeday
Wax kasta sharafta calanka tawxiidka leh ayaa ka mudan
waa markii uu hoos fadhiistay calan keliya oo ninkii
Lahaa garab sudhan .
Saaxiib isagu dhiig yaraa miyaanu isla yaabin calankan
Madaxweynaa jabuuti ka dhinac babanaya iyo isagan kiisii
La diiday in la garab dhigo ee hadana iska qoslaaya
Weliba waxa la sheegayaa inuu siday lacag cashuurtii
Danyarta laga ururiyay ah
Oo uu amaahday wakhtigii doorashada
Waxay tahay shacabku inuu awoodiisa ku ilaashado
Qaran nimadiisa iyo sharaftiisa oo suuqa usoo baxaan
Iyagoo le muuse ha dhaco.
Guuleed liibaan snm 1710@live com
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!