Waa Laxayirayaa

0
Saturday September 07, 2019 - 10:27:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Laxayirayaa

    Hadhwanaag waa hooyada wararka xortaa soo gudbisa ee macquulkaa ee ay bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadhwanaag waa hooyada wararka xortaa soo gudbisa ee macquulkaa ee ay bulshada


aqoonyahankii ku nafisaan  ,marka ay arkaan khalalaadka iyo  kharibaada  ,kacaa –kufka iyo liidashada  ay  xukumadahu dhex dabaashaan ,


Waa hooyadii afkaarta xortaa ee somaliliand  baahisa  wararka cilmiyeysan ay ee indheergaradka iyo waxgaradka Somaliland ku nafiifsadaan,



Waa shabakad  qofkasta siisay xaqiisa    uu u leeyahay in uu wax qoro ,wax soo bandhigo ,waxana  dhaliilo , sixor ah  , waana shabakad laga dhadhansako heerka  xoriyada  hadalka Somaliland ,


Laakiin warkan isoo gaadhay ee waa  la xayiray ,waan la afariiray ,la naxay oon la fajacay, oon la amakaagay,  maxaa dhacay, ?  sidaas darteed waa in arinkaa laga fiirsadaa , oo xoriyada saxafad la tixgaliyaa,


By: khadar adam aw muuse 

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...