'' Kaftanka Maanta , Sidee Wax Idiinku Qabsoomeen ''.

0
Wednesday September 04, 2019 - 18:02:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Sidee Wax Idiinku Qabsoomeen ''.

    Sheekaba sheeko ayya keentaaye , beribaa Meel tuule ah waxaa mag usoo doontay qolyo Ciise muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayya keentaaye , beribaa Meel tuule ah waxaa mag usoo doontay qolyo Ciise muuse

ah oo reer waqooyi ah , dabeeto aad baa loosoo dhaweeyey , loona sooryeyey , laba cisho markay nasteen ayaa maalin sadaxaadii la shiray , shirkii baana lagaga codsaday in magti aanay diyaar ahayne , ay dib u noqdaan , dabeeto oday aftahana oo ragga la socday baa yidhi '' Ilmaadeerayaal horta si wanaagsan baa noosoo dhawayseen , noona sooryayseen laakiin Ciise Muuse sidee la idiin sooryeyey na odhan maayee, magtii maxaa wadaan buu na odhanayaa .

 

Imika waa halkaase , Waftiga Madaxwaynaha sidee la idiin soo dhaweeyey iyo sidee la idiin maamusay odhan maynee , wuxuunaynu leenahay , sidee wax idiinku qabsoomeen , maxaase safarkii inooga soo kordhay .

 

Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...