' Xalka ceel-afwayn ''.

0
Tuesday September 03, 2019 - 08:42:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ' Xalka ceel-afwayn ''.

    Arrinta ceel-afwayn waa nacasnimo muddo dheer inagu soo noqnoqonaysay oo magaceena

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrinta ceel-afwayn waa nacasnimo muddo dheer inagu soo noqnoqonaysay oo magaceena
iyo maamuuskeenaba dishay in magac xumadaasi sii socotaana wax la qaadan karro maaha , sidaa darteed bal xalkan hala ila eego , si arrintan loo soo afjarro .

Waaggii Qayaad iyo Bahrarsame isku soo noqnoqdeen , arrintoodii waxaa la wareegay Beelaha Daarood oo uu hogaaminayo Ugaas Bashiir Ugaas dool , Magtii iyo khasaarihii meeshaa kasoo baxayna waxaa qaatay oo tunka u ritay beelaha Daarood , halkaasaanay ku dhamaatay .



Sidaa darteed , arrintan Ceel-afwayn waxaan soo jeedinayaa in Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax tunka u rito , Gogol Nabadeedna dhigo Magaladda Bali-gubadle , labadan beeloodna isaga iyo guurtidiisu dhex gasho , sidii Beelaha Daaroodna kharashka tunka u rito oo Isaaq ka qaado, halkaana arrintaa laggu soo af-meerro .


W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...