Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Maanso u Sameeyey Magaaladaasi Boorameee Galbeed Jamhuuriyadda Somaliland.

0
Monday September 02, 2019 - 19:11:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Maanso u Sameeyey Magaaladaasi Boorameee Galbeed Jamhuuriyadda Somaliland.

    Runtii sida aad ogtihiin magaaladaasi boorame oo dhacda Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Runtii sida aad ogtihiin magaaladaasi boorame oo dhacda Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland ayaa
billic ahaan iyo qurux ahaan, iyo degaanasho ahaanba isu darsatay maansadaabaan u sameeyey akhris.

qofi wuxuu amaanaa,
eray wacan u qaadhaa,
kalmada qalloociyo,
qardafaad ka dhowraa.
waxa isaga la qumanee,
qalbigiisu taabtee,
misna u qushuuciyo
ashqaraar ka qaadee,
boorame qiyaastii ,
inay tahay dhul qaaliyoo
qarniyo jireysaan 
maantaba qiraayaa,
inay tahay dhul qoyanoo,
qasabkeeda aallihihii
wada qariyay gediyoo,
xabad qadhaadha ku jirinbaa
saakaba qiraaya,
hawadeeda qaaskee
qaadirkeenu siiyayo,
qalinkiyo tacliintiyo,
inay yihiin dad qiimiyo
qotodoodu dheertahaan
saakaba qiraayaa,
deegaan weeyi quruxiyo.
sama talisyo qaayiyo
qadarin wada leh
qudheedaba  ka buuxaanbaan
saakaba qiraayaa,
hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...