Dagaalka Kooxda Farmaajo Ku Soo Qaaday Markabkii Xoolaha..W/Q Maxamed Gacayte

0
Sunday July 14, 2019 - 20:57:58 in Articles by
  • Visits: 1770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka Kooxda Farmaajo Ku Soo Qaaday Markabkii Xoolaha..W/Q Maxamed Gacayte

    Dagaalka Kooxda Farmaajo Ku Soo Qaaday Markabkii Xoolaha..W/Q Maxamed Gacayte

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalka Kooxda Farmaajo Ku Soo Qaaday Markabkii Xoolaha..W/Q Maxamed Gacayte


Dagaalka Kooxda farmaajo kusoo qaaday markabkii siday xoolaha Somaliland wuu ka mid yahay uun colaada iyo cadaawada ay shacabka Somaliland u hayaan. Balse Dawlada Jamhuuriyada Somaliland iyo Jaaliyada Saudi Arabia oo iskaashanaya waxay ku guulaysteen inaan dib loosoo celin xoolaha ee laga dajiyo Markabka. Maamulka xamar markay ogaatay in Sucuudigu ogolaaday dajinta markabka siday xoolaha ka dhoofay Dekeda Berbera, kana diiday codsigii maamulka xamar ka yimid, waxay bilaabeendacaayado raqiisa oo ay ku andacoonayaan inay iyagu fasaxeen sidii dawladii sucuudiga yihiin. Runtii waa dood jaban oo ku tusaysa in xaalkoodu isdiidan is barkan yahay oon jiho lahayn.

Image may contain: night


Marxuum Madaxweyne Cigaal IHN gabay uu lahaa waxa ku jirtay bayd odhanaya.


Walaalnimo ninkii dilay haduu cabasho deyn waayay.
Xaajooyin duugoobay oo daalan baa imane.
Waa lay damqayaa inaan furo ma doonaynin.

Sidaas darteed, Magaca Jamhuuriyada Somaliland iyagoo wata ayaa laga dejiyey Jeddah markabkii xoolaha siday ee dhawr bari ka hor kadhoofay Dekeda Berbera. Si kasts oo ay isugu dayeen way u suurto gali wayday, waayo Calanka Tawxiidka ku xardhan cidina ma joojin karto. Xamar laba canlaynta hayska joojiso oo dhinac uun haysugu lugo duwato.

Hankii Qarankaa Rumoobay.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...