Safiirkii Ingiriiska Ee Maraykanka Oo Iscasilay Iyo Sababta Ku Dhalisay Oo Uu Shaaciyey

0
Wednesday July 10, 2019 - 16:31:30 in News by
  • Visits: 2485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirkii Ingiriiska Ee Maraykanka Oo Iscasilay Iyo Sababta Ku Dhalisay Oo Uu Shaaciyey

    Safiirkii Ingiriiska Ee Maraykanka Oo Iscasilay Iyo Sababta Ku Dhalisay Oo Uu Shaaciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirkii Ingiriiska Ee Maraykanka Oo Iscasilay Iyo Sababta Ku Dhalisay Oo Uu Shaaciyey


Safiirka Britain ee Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casiley, islamarkaasina uu sheegey in ay adag tahay in uu sii wato shaqadiisa, kadib markii la dusiyay errayo ka dhan ah madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo uu adeegsaday.




War uu soo saaray Darroch ayuu ku yiri "Inkastoo uusan booskeyga shaqo uu ku eg-yahay illaa iyo laga gaaro dhammaadka sanadkan, haddana, waxaan aamisannahay xaaladdan lagu jirto darteed, inaan aqbalo in la soo magacaabo danjire cusub.”


Darroch, waxa uu ahaa dibmulaasi sare oo Britain u joogey Washington tan iyo 2016.


Safiirka Britain ayaa Trump cambaareyay isagoo ku eedeyay in uu yahay qof aan fadhiyin islamarkaasina aan laheyn wax xirfad ah.




VOA
Loading...
Loading...