Somaliya Oo Soo Saartay Amar Ku Wajahan Hay'adaha Caalamiga Ah Iyo Beesha Caalamka.

0
Sunday July 07, 2019 - 09:09:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 6692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliya Oo Soo Saartay Amar Ku Wajahan Hay'adaha Caalamiga Ah Iyo Beesha Caalamka.

    Dowladda Somaliya ayaa warqad waxa ay u dirtay Hay'addaha degan Muqdisho,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Somaliya ayaa warqad waxa ay u dirtay Hay'addaha degan Muqdisho,
gaar ahaan kuwa ku sugan Xalane ee halkaasi ku shaqeeya.

Warqadda oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa lagu wargeliyay dhamaan Hay’addaha Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Amisom iyo Shirkadaha Duulimaadyada ee ka hawlgala Muqdisho in Garoonka Aadan Cadde aysan ugu yeedhi karin magaca Garoonka Muqdisho, balse magaca saxda uu yahay Aadan Cabdulle Cismaan Airport.



Beesha Caalamka ayaa loogu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan u beddelaan magaca Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho oo wali ku jira warqadaha rasmiga ee la isu diro.


Loading...
Loading...