Qo'raa :Maxamed Baashe Wax Muu Qorin E Wuu Caytamey Maxaase Cayda Ka Keenay?

0
Saturday May 18, 2019 - 10:48:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qo'raa :Maxamed Baashe Wax Muu Qorin E Wuu Caytamey Maxaase Cayda Ka Keenay?

    Ugu horeyn ramadan mubarik . Marka xigta salaam iga gudooma .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu horeyn ramadan mubarik . Marka xigta salaam iga gudooma . Runtii waa ramadaan oo majecli in aan cid wax idhaahdo,balse waxaan arkay nin aan anigu runtii bidaayey aqli iyo aqoon oon maanta ogaaday heerka uu joogo .

Maxamed Baashe kumaheysto dowlada balse ,Maxamed Baashe waxaan ku heystaa been iyo in dad iyo magacyo aan jirin lagu ceebeeyo dad bari ka ah.


Maxamed Baashe waxa uu sheegay in ay cid gaar ahi dowladnimadii ku ururtay taasi oo uu u jeedo muuse biixi haybtiis.

Garaney balse Maxamed Baashe shaley ragii sidaa awrta doobyaayey ee xirsi kowda ka ahaan muxuu ka yidhi ?

Anigu waxaan rumaysaney in Maxamed Baashe ay cadhada iyo cayda ka keentay waxa uu ku guuldaraystay mashruucii boobka ee uu doonaayey in uu madaxweyne muuse biixi cabdi , ka fushado .

Waxaan walalkey Maxamed Baashe kula talin lahaa in uu iska ilaawo haduu mansab iyo aduun ka doonaayey xukumada muuse biixi cabdi oo dadkiisa dhan ka raaco ama uu xamar qabto,sababtoo ah sidan uu u hadlaayo magaciisi kolay somaliland hoos ayuu uga dhacay ,hadli kale dee nin caytamey waa calyo ! ee iska heleelayso .

Qore :Tahir hussein

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...