Goos-Gooskii Guusha

0
Wednesday March 06, 2019 - 17:16:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goos-Gooskii Guusha

    Taarikh: 5/3/2019 Maalin: salaasa Maadama aynu hore isu la garanay oo isla qaada dhigney micnaha dhabta ah ee guusha oo ah in aynu ilaahay ka baqno isla markaana raacno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taarikh: 5/3/2019 Maalin: salaasa Maadama aynu hore isu la garanay oo isla qaada dhigney micnaha dhabta ah ee guusha oo ah in aynu ilaahay ka baqno isla markaana raacno
wadadii saxda ahayd ee rasuulkeena nabi maxamed(scw) manta waxaynu soo bandhigi doona waxyaabaha laga rabo qofka guusha raacdenaya sida daraded waxaan kuugu tixi doonaa hoos ee la soco oo midh midh u dabaq insha allah:

v In aad ilaahay caabudo sida ugi fiican mar walba iyo meel walba kana baqdid isla markaana rajaysid naxariistisa kana cabsatid cadaabkisa.

v 2. In aad raacdo oo aad marto wadadii nabi maxamed(scw) iyo asxaabtisa aanad ka baydhin waligaa xataa hal second oo qudha.

v 3. In aad yeelatid habdhaqanka islaamka isla markaana lagu garto marka aad meel maraysid oo lagu soo hido sooco marka aad ku jirtid dad aan diinta afka uun ka sheekta.

v 4. Waa in aad maalin walba aad qu’raanka akhridid,ducaysatid samaysid wax walba oo wanaagsan sida ugu macquulsan.

v 5. Waa in aad ledahay qorshe ku dajisan oo xaddidan oo aad wakhti go’an ku gaadhaysid.

v 6. Waa in aad wakhtigaaga ka faa’idaysitid isla markaana aanad iska lumin.

v 7. Waa in aad bulshada u shaqaysid oo aad wax bartid waxna tartid.

v 8. Waa in aad ledahay aqoon mid diiniya iyo mid aduunyaba.

v 9. Waa in aad ka fo’gaato macsida iyo xumaanta

v 10. Waa in aad tahay qof qanacsan oo marwalba shukriya waxa u haysto

v 11. Waa in aad ledahay han iyo himilo aduun iyo akhiraba.

11kan qodob waa 11 qodob oo ina gaadhsin kara guulo dhamaystiran oo aduunyo iyo akhiraba sidaa daraded waxaynu mid mid u soo qaadan doona qodobadaas isla markaan aynu u falanqayndoona qurub qurub amigo idinka soo diyaarinaya nidaam fiican oo wanaagsan oo la fahmi karaayo insha allah ee la socda barnaamijkan taxana ah ee guusha.

Alla mahad leh Alla mahad leh Alla mahad leh

BY: MOHAMMED ADAM HASSAN

ENGINEER PLUS DEVELOPER AND SUCCESSFUL

E-mail: [email protected]TELL: 0634394700


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...