Somaliland Iyo Taariikhda Oo Kooban Iyo Waxa Looga Baahanyahay Inayku Dadaasho

0
Wednesday May 15, 2019 - 09:09:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Taariikhda Oo Kooban Iyo Waxa Looga Baahanyahay Inayku Dadaasho

    Si Ay Hore Ugu Socoto Hanbaliyo 18 May

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Si Ay Hore Ugu Socoto Hanbaliyo 18 May
Jamhuuriyadda somaliland waxaa hore loogu magacaabijiray dhulkii uduga iyo cadarka sidaas ayay u yaqaaneen jireen masaaridii hore halka giriigii horene ugu yeedhi jireen berbera xiligii muslimka amaba qarniyadii uu muslimku soo gaadhayna somaliland waxa looyaqaanay dhulkii saylac ugu danbayntii xiligan aan joogno waxa ay tahay ama xilligii gummeysigii engriiskna waxa ay tahay ama ahaydba somaliland.


somaliland taariikhaheeda ugu muhiimsan waxa numper one ka ahaa dhaqdhaqaayadii gummeysi la diirirka ahaa ee hoggaan u hayeen darawiishtu kuwaas oo labaataneeyo sanno dagaal ku hayay gummeystihii engriiska,isla markaasina baraarug xilli ay afrikaanka badankoodu hurdeen.

waxa iyaga jirey halgamayaashii sheikh bashiir iyo faarax oomaar iyo asxaabtii ay cigaal iyo xertiisu hoggaaminayeen,kuwaas oo iyaguna taariikhda meel weyn kaga jira iyo dhulka somalilanba.

somaliland waxa ay kow iyo sagaashankii dib ula soo noqotay madaxbanaanadeedii horre,iyagoo burco kaga dhawaaqday axdi qarameedkii ay badanaa ku jireen reer somaliland

somaliland hadda meel fiicanbay maraysaa nabad buuxana way haystaa waan ku farxaa marka aan arko dad iska awax u qabso wax qabsanaya ama wax dhidhisanaya,somaliland hadda waxay u baahantuun inay hore u socto mar walba saxdo qaladaad yar yar ee dhexda ka jira.

somaliland hadda waxa loo baahanyahay inay hesho golayaal deegaan oo dhaama kuwii hore marka laga reebo berbera dooroshooyin qabsooma oo caalamku inagu majiirto,iyo hore socod iyo fahan la fahmo nicmadaa nabada ee eebe weyn ku galaday dadka reer somaliland.

inkastoo xukuumadan haatan waxbadan dhaqaajisay oo caalamkuna inagu qulqulayaan haddana waxa loo baahanyahay in ganacsataduna ya u naxariistaan dadkooga oo ay maciishada ka jabiyaan wax walba waa la gaadhi rooma afar cisho laguma dhisan

somaliland fahma waxaad haystaa oo nabada oo aad cid walba ka fiicantihiinn hanbaliyo 18ka may hanbaliyo 26v juun
hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...