Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Masar

0
Wednesday March 06, 2019 - 14:03:25 in News by
  • Visits: 1078
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Masar

    Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Masar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Masar


Muqdisho(HWN)Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar dhiggiisar Sameh Shoukry.

Waxaa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhow si loo sameeyo wax wadaag istiraatiijiyadeed oo dhammeystiran oo ka dhabaynaya danaha labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sidoo kale waxaa ay faaqideen arrimo muhiim ah.

Masar waxaa dhawaan tagay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo halkaa kula kulmay dhiggiisa Masar madaxweyne Abdifatax Al-Sisi.


Loading...
Loading...